Maamulka Degmada jalalaqsi oo Walaac ka muujiyay Xaalada Caafimaad ee degmadaasi

0
13 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Degmada jalalaqsi oo Walaac ka muujiyay Xaalada Caafimaad ee degmadaasi

    Gudoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maxamed Cali ayaa ka deyriyey xaalada nololeed ee ka jirta degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maxamed Cali ayaa ka deyriyey xaalada nololeed ee ka jirta degmadaasi.


Waxaa uu sheegay Gudoomiyaha inay aad u liidato xaladaha caafimaad iyo tan waxbarasho ee degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sidoo kale waxaa uu tilmaamay qofkii ku xanuunsada degmada loo qaadayo isbitaalka Magaalada jowhar ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ku baaqay in gar gaar deg deg ah lala soo gaaro Shacabka ku nool Degmada Jalaqsi ee Gobalka hiiraan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip