Soomaali lagu eedeeyay fal kufsi ah dalka Talyaaniga

0
16 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaali lagu eedeeyay fal kufsi ah dalka Talyaaniga

    Ciidanka Jasiiradda Ortona ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijiyay Nin 20-jir ah oo Soomaali ah lagu soo eedeeyay in uu isku dayay in uu kufsado haweeney waayeel ah xeebta ku taal magaalada Abruzzo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Jasiiradda Ortona ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijiyay Nin 20-jir ah oo Soomaali ah lagu soo eedeeyay in uu isku dayay in uu kufsado haweeney waayeel ah xeebta ku taal magaalada Abruzzo.


Booliska ayaa sheegay in ninkaan oo dhawaan soo galay talyaaniga in uu ahaa shaqsi magangaliyo doon ah,islamarkaana uu dhagaxaan waa weyn ee ku weeraray Haweenayda ka hor falka kufsiga ah.

Haweeneyda ayaa ku guulaysatay in ay goobta ka baxsato, islamarkaana ay gacanta u gasho Ciidanka Booliska.

"Waxaan ka baqayay inuu doonayo inuu i dilo, laakiin nasiib wanaag waan ku guuleystey in aan Cararo aniga oo dhaawac ah,” ayuu tiri Haweynda  68-sano jir ah oo isbitaal lagu daweeynaayo.

Ciidanka Booliska waxa ay sheegeen in ay baaritaano ku sameyn doonaan Xaaladda Caafimaad ee Muwaadinka Soomaliyeed oo hadda gacanta lagu haayo, islamarkaana su’aallo la weydiinaayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip