Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

0
16 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

    Wararka naga oo gaaraya degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga oo gaaraya degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.


Gaariga ayaa la qabtay Kontoroolka laga soo galo Magaalada Caabudwaaq, waxaana ay hadda ku socda Baaritaano kala duwan.

Gaariga la qabtay ayaa la sheegay in jiraan shaqsiyaad la socday oo ay sidoo kale gacanta ku dhigeen Ciidanka Galmudug.

Saraakiisha Ciidanka Ammaanka Galmudug ayaa lagu waddaa in ay saacaddaha soo socda ay faahfaahin ka bixiyaan gaariga sidday waxyaabaha Qarxa ee ay gacanta ku dhigeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip