Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Kulan Xasaasi ah ku leh Muqdisho

0
17 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Kulan Xasaasi ah ku leh Muqdisho

    Maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, iyadoona kulanka uu yahay mid aad u xasaasi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta ayaa lagu wadaa in xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho, iyadoona kulanka uu yahay mid aad u xasaasi ah.

Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta 1-aad miisaaniyadda dowladda 2019 iyo aqrinta 3-aad ee hindise sharciyeedka dhismaha hay’adda dadka naafada ah.

Todobaadkii tagay ayay markii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ansixiyeen ku noqoshada Miisaaniyadda Dowladda ee Sannada 2018,kaas oo uu horgeeyay Cabdiraxmaan Ducaale Beyle  Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Amaanka wadooyinka soo gala ayaa saakay aad loo adkeeyay, iyadoona ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya la soo dhigay Wadooyinkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip