Xiisad dagaal oo saakay laga dareemayo Gobalka Galgaduud

0
17 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisad dagaal oo saakay laga dareemayo Gobalka Galgaduud

    Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay Xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaanka lagu magacaabo Golangole oo qiyaastii 80km u jira degmada Guraceyl oo shalay Dagaal Khasaaro sababay ku dhex-maray Al-shabaab iyo Ciidamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay Xiisad dagaal ay ka taagan tahay deegaanka lagu magacaabo Golangole oo qiyaastii 80km u jira degmada Guraceyl oo shalay Dagaal Khasaaro sababay ku dhex-maray Al-shabaab iyo Ciidamada Maamulka Gal-mudug.


Dadka deegaanka ayaa sheegay in cabsi badan ay ka jirto deegaanka Golangole ee Gobalka galgaduud, kaasi oo ku aadan in markale ay dagaalamayaan Al-Shabaab iyo Ciidamada Xoogga dalka.

Shalay ay aheyd markii uu dagaal xoogan uu ka dhacay deegaanka Golangole ee Gobalka Galgaduud, iyadoona dagaalkaasi uu khasaaro lixaad leh uu ka dhashay.

Dhinacyada dagaalamay ayaa waxaa la soo warinayaa inaysan ka fogeen deegaanka ay ku dagaalameen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip