Baarlamaanka Koofur Galbeed oo ansixiyay Guddiga doorashada

0
17 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Koofur Galbeed oo ansixiyay Guddiga doorashada

    Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa maanta kulanka ku yeeshay Golaha Baarlamaanka maamulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa maanta kulanka ku yeeshay Golaha Baarlamaanka maamulkaas.


Kulanka maanta ayaa looga doodayay xubnaha Guddiga doorashada madaxtinimada,iyada oo doorashadii maamulkaas ee maanta dhici lahayd dib u dhacday.

Xildhibaanada kalfadhiga maanta xaadiray waxaa ay gaarayeen 138 Mudane, 134 codka kal soonida siiyay Guddiga doorashada oo ka booban 15 xubnood,waxaa ka aamusay labo xildhibaan halka ay labo kale diideen.

Guddigii kan ka horreeyay ayaa gaarayay 27 xubnood,kuwaas oo badankood is casilay markii uu khilaaf soo kala dhexgalay.

Doorashada Madaxtinimada Koofur Galbeed ayaa dib loo dhigay muddo labo todobaad ah iyada oo aan wax Taariikh ah la qaban.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip