Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka gudoomay safiir cusub.

0
17 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka gudoomay safiir cusub.

    Madaxweynaha Jamhuuriyada faderaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka gudoomay safiirka cusub ee dowlada Mareykanka u soo magacaawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada faderaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka gudoomay safiirka cusub ee dowlada Mareykanka u soo magacaawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto.


Danjiri Yamamoto ayaa madaxweynaha  Farmaajo uga mahadceliyey ka gudoomida warqadaha aqoonsiga safiirnimo,asagan oo carabka ku adkeeyey in dowlada Mareykanku ay Soomaaliya ka taageeri doonto dhinacyada amniga, hormarka, dhaqaalaha iyo arimaha bulshada.

Farmaajo ayaa dhankiisa umahadceliyey safiirka cusub asaga oo ku soo dhaweeyey Soomaaliya,una ballan qaaday wada shaqeyn uu ka helo dowlada iyo shacabka soomaaliyeed.

Danjire Yamamoto ayaa ku biiraya safiiro kala matala wadamo badan oo caalamkaa kuna sugan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip