Ciidamo cusub oo lagu wareejin doono Amaanka Muqdisho!

0
18 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo cusub oo lagu wareejin doono Amaanka Muqdisho!

    Xasan Cali Kheyre R/wasaaraha xukuumadda soomaaliya ayaa booqasho ugu tagay ciidamo loo diyaarinayay inay ka qeyb qaataan sugida amniga dalka islamarkaana ay ka hortagaan weerarada mararka qaar ay ka geystaan al shaabab magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Cali Kheyre R/wasaaraha xukuumadda soomaaliya ayaa booqasho ugu tagay ciidamo loo diyaarinayay inay ka qeyb qaataan sugida amniga dalka islamarkaana ay ka hortagaan weerarada mararka qaar ay ka geystaan al shaabab magaalada muqdisho.

Ciidamadan loo diyaarinayay sugida muqdisho ayaa lagu sheegay inay yihiin dhalinyaro doonaya inay u shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda.

Dhawaan ayay aheyd markiiĀ  magaalada muqdisho lagu wareejiyay sugida amnigeeda ciidamo Boolis ah, kuwaasi oo wax badan ka badalay xasilooniyadda caasimadda, inakastoo mararka qaar ay wax ka dhacaan degmooyinka Gobalka Banaadir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip