Wariye ku sugan Jariiban oo Tooreey lagu dhaawacay

0
18 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye ku sugan Jariiban oo Tooreey lagu dhaawacay

    Farxaan Faarax Cabdi oo ah wariye ka howlgala Idaacad maxali ah oo ku taala deegaanka jariiban ee gobalka Mudug ayaa lagu weeraray tooreey kadib markii ay murmeen qof ka mid ah dadka deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farxaan Faarax Cabdi oo ah wariye ka howlgala Idaacad maxali ah oo ku taala deegaanka jariiban ee gobalka Mudug ayaa lagu weeraray tooreey kadib markii ay murmeen qof ka mid ah dadka deegaanka.


Ilo ku sugan degmada Jariiban ayaa sheegay in wariyaha uu soo gaaray dhaawac waxaana la dhigay Isbitaal ku yaala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Ehelada wariyaha ayaa ku soo waramaya in dhaawaca Farxaan dhaqaatiirta ay u sheegeen inuu yahay mid culus, mana jirto faah faahin intaasi dheer oo laga heley.

Ninka tooreeyda watay oo ay wariyaha murmeen ayaa la sheegay in deegaanka laga yaqaano waxaana lagu micneeyay dagaal dhaxmaray wariyaha iyo qofka kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip