Madaxweyne Muuse Biixi oo lagu soo dhaweeyey Berbara

0
18 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo lagu soo dhaweeyey Berbara

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa gaaray magaalada Berbera ee gobolka Saaxil waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka ku dhaqan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hugaaminaayo ayaa gaaray magaalada Berbera ee gobolka Saaxil waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka ku dhaqan.


Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo safarkiis ku wehliyaan wasiiro iyo xildhibaano ayaa shacabka si diiran ugu soo dhaweeyeen deegaanada u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ayagoona taageero u muujiyey madaxweynaha iyo wafdigiisa.

Afayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac ayaa ujeedka safarka wafdigaan ku sheegey in madaxweynuhu u kuurgalayo xaalada deegaanada iyo hormarada deegaanka ka socda.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa uga mahad celiyey shacabka iyo masuuliyiinta gobolka Saaxil soo dhaweynta loo sameeyey.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip