Dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay Ceelasha Biyaha!!

0
19 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay Ceelasha Biyaha!!

    Koox hubeysan ayaa waxaa la sheegay in xalay ay rasaas ku fureen gaari ay saarnayeen Dad Shacab ah oo marayay deegaanka Ceelasha biyaha ee Gobalka Shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koox hubeysan ayaa waxaa la sheegay in xalay ay rasaas ku fureen gaari ay saarnayeen Dad Shacab ah oo marayay deegaanka Ceelasha biyaha ee Gobalka Shabeelaha hoose.


Waxaana la sheegay in kooxda ay doonaysay in ay istaajiyaan gaari, Balse Darawalka gaari uu arintaasi ka biiyo diiday, iyadoona taasi ay keentay in rasaas lagu furo gaadiidka ay saarnaayeen dadka Shacabka ah.

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay, halka sedex kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii rasaas ay fureen koox ku labisneed dareeska Ciidanka Militariga Soomaaliya sida ay  sheegeen dadka Deegaanka.

Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dilal qorsheysan oo ay geystaan koox aan heybtooda la garan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip