DEG DEG:-Dagaal ka socda deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

0
19 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Dagaal ka socda deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

    Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Dhagaxyaale oo 50km u jira degmada Guriceel ee Gobolkaasi Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Dhagaxyaale oo 50km u jira degmada Guriceel ee Gobolkaasi Galgaduud.


Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Galmuudg iyo Al-Shabaab,waxana dagaalka uu yimid kadib markii deegaanka lagu dagaalamayo ay soo galeen rag ka tirsan Al-Shabaab.

Dad ku sugan degmada Guriceel ayaa sheegay  in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaalkaas,hayeeshee aysan xaqiijin Karin,isla markaan dagaalka uu weli socdo.

Wararkaas wixii kusoo kordha halkaan kala socda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip