Guddiga doorashada KGS oo Guddoomiye & kuxigeen doortay

0
19 November, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga doorashada KGS oo Guddoomiye & kuxigeen doortay

    Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxaana kulankooda ay ku doorteen Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxaana kulankooda ay ku doorteen Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.


Guddiga ayaa waxaa guddoomiye loogu doortay Xildhibaan Shaacir Cumar Beyle,halka Guddoomiye ku xigeen loogu doortay Abuukar Xuseen Xasan,sidoo kale Xogheynta Guddiga ayaa waxa ay u doorteen Xildhibaan Nuur Ibraahim Cusmaan.

Guddoomiyaha Cusub ee Gudiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Xildhibaan Shaacir Cumar Beyle ayaa sheegay in doorashada waqtigeda ay ku dhaceyso,sila markaana habraaca doorashada ay soo bandhigi doonaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip