Toogasho ka dhacday Isbitaal ku yaalla Chicago

0
20 November, 2018 in Wararka by
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho ka dhacday Isbitaal ku yaalla Chicago

    Inta la xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhimatay ka dib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday Isbitaalka weyn ee Magaalada Chicago ee dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta la xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhimatay ka dib markii nin hubeysan uu weerar ku qaaday Isbitaalka weyn ee Magaalada Chicago ee dalka Mareykanka.


Afarta qof ee dhimatay labo ka mid ah oo dumar Isbitaalka ka shaqeynaayay, Askari Boolis ah iyo Ninka Weerarka soo qaaday oo Isdilay.

Booliska ayaa sidoo kale xaqiijiyay in weerarkaasi  ay ku dhaawacmeen labo ruux oo Boolis ah.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Chicago ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay markii ay goobta soo gaareen uu isdilay ruuxii dadka laayay ka dib markii ay dagaallameen muddo Kooban.

Waxaa uu sheegay in ay waddaan baaritaano, islamarkaana goordhow ay warbaahinta la wadaagi doonaan Macluumaad dheeraad ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip