Xildhibaannada Barlamanka oo Caawa jebiyay xayiraadii Guddoomiye Mursal, lana kulmay

0
11 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Barlamanka oo Caawa jebiyay xayiraadii Guddoomiye Mursal, lana kulmay

    Qaar ka mida Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya oo loo diiday saaka inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa caawa la kulmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mida Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya oo loo diiday saaka inay la kulmaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa caawa la kulmay.
Xildhibaanada oo u badan kuwii mooshinka ka keenay Madaxweyne Farmaajo ayaa mar kale laga hor istaagay inay iridka ka galaan Madaxtooyada, waxayna jebiyeen xayiraad saarneyd hoyga Guddoomiye Mursal ka degan yahay Madaxtooyada.

Xildhibaannada ayaa sheegay inay ka boodeen dhagxaan iyobiro ku wareegsanaa guriga guddoomiyaha oo aan hore u ahayn goob dadkuisticmaalaan, waxaana kadib u suuragashay inay u tagaan guddoomiye Mursal oo aysheegeen in madaxweyne Farmaajo uu diiday in loo tago.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip