DHAGEYSO: Xildhibaan C Xakiin:-37-Magaalo Ayay Ciidamada Ka Baxeyn Inta Uu Xilka Hayo Farmaajo

0
11 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Xildhibaan C Xakiin:-37-Magaalo Ayay Ciidamada Ka Baxeyn Inta Uu Xilka Hayo Farmaajo

    Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa sheegay inta uu xilka hayo Madaxweynaha ay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kasoo baxeen 37-magaallo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa sheegay inta uu xilka hayo Madaxweynaha ay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kasoo baxeen 37-magaallo.

Xildhibaan C xakiin Macalin Axmed oo kamid ah Baarlamanka oo la hadlay Warbaainta ayaa sheegay in Madaxwynaha uu ku fashilmay balanqaadkiisa ahaa in uu wax ka qaban doono amniga dalka.

Sidoo kale waxa uu sheegay in amni la sugo iska daayee ay Dagaalyahanadda Al-shabaab ay lacago canshuur ah ka qaadaan Shacabka iyo Ganacsatada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo tiro ahaan gaaraya 94-mudane ayaa xalay Mooshin xil ka qaadis ah ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip