Mareykanka oo sheegay in uu dilay 62 xubnood oo Shabaab ka tirsan

0
17 December, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo sheegay in uu dilay 62 xubnood oo Shabaab ka tirsan

    Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay Lix weerar oo ay ka fulisay Soomaaliya Sabtadii iyo Axaddii lasoo dhaafay in lagu dilay in ka badan 62 dagaal yahan oo ka tirsan Shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay Lix weerar oo ay ka fulisay Soomaaliya Sabtadii iyo Axaddii lasoo dhaafay in lagu dilay in ka badan 62 dagaal yahan oo ka tirsan Shabaab

Weerarka ayaa ka dhacay degaanka Gandarshe oo hoos yimaada degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Afar weerar oo dhacay Sabtidii lagu dilay 34 dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab,halka labo weerar oo dhacay Maalintii Shalay aheyd lagu dilay 28 xubnood.

Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgallada dhanka cirka ah ee ka dhanka dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip