NISA oo shaacisay inay qabatay Sargaal Muhiim u ahaa Al-shabab.

0
21 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NISA oo shaacisay inay qabatay Sargaal Muhiim u ahaa Al-shabab.

    Taliska Hay'adda Nabad sugiddaiyo sirdoonka Qaranka ayaa shaaciyay in la qabtay sarkaal sare oo ka tirsanaa Amniyaadka Al Shabaab, kaasi oo ku sugnaa Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Hay'adda Nabad sugiddaiyo sirdoonka Qaranka ayaa shaaciyay in la qabtay sarkaal sare oo ka tirsanaa Amniyaadka Al Shabaab, kaasi oo ku sugnaa Muqdisho.

Qoraal kasoo  baxayNISA ayaa lagu shaaciyay in sarkaalka lasoo qabtay uu kamid ahaa xubnaha Amniyaadka Al Shabaab ee gawaarida ku dhajiya waxyaabaha qarxa, balse qoraalka NISA laguma sheegin halka laga soo qabtay.

Sidoo kale NISA Ninkaan ay soo qabatay ma aysan soo bandhigin lamana hayo magaciisa, balse Taliska NISA ayaa shaaciyay in la qabtay, hadana uu ku jiro gacanta dowladda.

Hay’adda Nabad Sugidda ayaa shaacisay in ruuxa la qabtay uu masuul ka ahaa xarun qarsoon oo dadka gawaarida wata loogu dhajiyo waxyaabahaqarxa.


Qoraalka NISA waxaa lagu sheegay in ruuxa lasoo qabtay uu dadka Muqdisho ku nool uu handadaad ku sameyn jiray islamarkaana uu lacag baad ah ka qaadi jiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip