Shirkii Gudoomiye Mursal oo Hada Soo Idlaadey

0
21 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Gudoomiye Mursal oo Hada Soo Idlaadey

    Xildhibaanada DM oo qado kulahaa Guriga Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxay isku afgarteen 3 qodob oo kala ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada DM oo qado kulahaa Guriga Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxay isku afgarteen 3 qodob oo kala ah


1.In wixii Baydhabo ka dhacey Gudi loo saaro lana helo dad lagula xisaabtamo, si macquul ahna madaxa loogu salaaxo beeshii uu ka dhashey Roobow
2.In arintii Mukhtaar uu Mursal warcad ka keeno dhinaca farmaajo iyo kheyre
3.In Laftagaran ay la shaqeeyaan oo loo sacba tumo shacabkana loo sheego aaheey

Xildhibaanada DM sida ay u dhan yihiin iyo gudoonkooda baarlamaanka oo dhulkii iyo dadkii la xasuuqey wixii laga rabey laga sameystay ayaa waxay kusoo koobeen waxqabadkooda „ Anagaa is badbaadiney"  halkii ay shacabku ka sugayeen iney badbaadiyaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip