qodob oo suurtagal ah in ay ku heshiiyeen Xasan, CC SHAKUUR iyo Cosoble

0
27 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    qodob oo suurtagal ah in ay ku heshiiyeen Xasan, CC SHAKUUR iyo Cosoble

    Waxaa shalay isku arkay hoyga uu Muqdisho ka dagan yahay magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Shikeh Maxamuud oo hadda ah hogaamiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiqaadir Cosole

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa shalay isku arkay hoyga uu Muqdisho ka dagan yahay magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Shikeh Maxamuud oo hadda ah hogaamiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiqaadir Cosole oo kala hoggaamiyaha Xisbiyada Wadajir iyo Ileys.
 
Falcelinno kala duwan ayaa laga bixiyey is aragga saddexda siyaasi xilli aysan soo bandhigin waxa uu kulankooda daarnaa marka laga yimaado in Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu bartiisa Facebook xoogaa biriirif ah uga sheegay, sida in ay u midoobi doonaa xaaladda siyaasadeed ee dalka, nidaamka xisbiyada iyo joogteynta kulamadooda.


Wey adag tahay in la suureysto qodobada dhabta ah ee ay ka wada hadleen iyo waxyaabaha la’isla meel dhigay. Hase ahaatee, waxaa la fili karaa in ajendeyaashooda ay ku jireen labada qodob ee hoos ku xusan.


1 – In maamulka hadda jira cadaadiska lagu xoojiyo si aysan ugu suurtagalin ku guuleysiga faragalinta maamullada dalka
 
2 – In la mideeyo siyaasadda mucaaradka oo aan hal Xisbi ama siyaasi lagu dagaal galo doorashada 2021.

Qodobka Kowaad: Ma aha wax daahsoon ama shaku ku jiro in uu dagaal siyaasadeed oo aad u culus ay ku jiraan xillagan maamulka talada haya iyo kooxaha mucaaradka iyada oo uu garoonku yahay maamul gobolleedyada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip