Wararkii ugu Dambeeyay Weerar ka dhacay Muqdisho oo Dad lagu Toogtay

0
27 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu Dambeeyay Weerar ka dhacay Muqdisho oo Dad lagu Toogtay

    Goobjoogayaal ayaa ku waramay in weerarkaasi uu ku geeriyooday hal askari, halka laba kalena ay ku dhaawacmeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goobjoogayaal ayaa ku waramay in weerarkaasi uu ku geeriyooday hal askari, halka laba kalena ay ku dhaawacmeen.
Haweeney shacab aheyd ayaa ku geeriyootay kadib markii ay rasaas fureen ciidanka Booliska Somaliya ee weerarka lala eegtay.

Meydka askariga iyo haweeneyda ayaa waxaa la geeyay xarunta dambi baarista ee CID-da, oo la geeyo meydadka dadka lagu dilo magaalada.

Ciidanka ammaanka oo tegay aaggaasi ayaa xiray goobta, waxa ay sameeyeen baaritaan aysan sheegin cidda lagu soo qabtay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip