Madaxweynaha Xiran oo Shacabkiisa Fariin Usoo Direy

0
28 December, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 676
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Xiran oo Shacabkiisa Fariin Usoo Direy

    Madaxweynaha shacabka xiran Mudane Mukhtaar Roobow Cali ayaa xaaladiisa caafimaad taam tahay wuxuu fariin muhiim ah usoo dhiibey Xildhibaanada uu hogaaminayey Halyey Wasiir Abdifatah Mohamed Ibraahim Geesey iyo intii lasocotay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha shacabka xiran Mudane Mukhtaar Roobow Cali ayaa xaaladiisa caafimaad taam tahay wuxuu fariin muhiim ah usoo dhiibey Xildhibaanada uu hogaaminayey Halyey Wasiir Abdifatah Mohamed Ibraahim Geesey iyo intii lasocotay.  
Geesey oo ay wehelinayeen Fanah Xaniifo iyo masuuliyiin kale ayaa waxay dadaalo dheer kadib usuu roobdey iney la kulmaan Roobow oo Baydhabo laga soo qafaashey kuna jiro gacanta kooxda dowlada Xamar ka taliso

Roobow ayaa markii ay u tagayeen Xildhibaanada waxaa indhahooda qabteen Shiikh oo Kitaab aqriisanaya kana muuqatay Farxad iyo fir firccooni dheeri ah wuxuuna koow hadalkiisa ku bilaabey Madaxweynihii Xirnaa kusoo dhawaada halka uu kunool yahay , kaftan sheeko iyo ka wareysi dadkii dhintay, kuwii ku waxyeeloobey shaqaaqooyinkii Baydhabo iyo sida hada loola dhaqmo shacabka loo diidey rabitaankooda.


 Roobow wuxuu ka tacsiyadeeyey Dadkii ku shahiidey Rabshadihii Baydhabo, kuwuu Caafimaad ilaah ugu baryey intii Dhaawacantay sidoo kale intii kuweysey hantidooda dhibaatooyinkii KGS wuxuuna u mahad celiyey dhamaan isbedeldoonka walow dadka qaar usoo fariin ah in Amniga laga shaqeeyo, in la isku duubnaado, in la isasaamaxo iyo in hadafka ahaa Rabitaanka Shacabka maalin la gaari doono ka horna aan la caajisin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip