Koofurta Sudan oo 3 bilood u qabatay Soomaalida iyo Ajaaniibta kale ee ku nool Dalkaasi

0
07 January, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koofurta Sudan oo 3 bilood u qabatay Soomaalida iyo Ajaaniibta kale ee ku nool Dalkaasi

    Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa amar cusub ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee dalkaas ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa amar cusub ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee dalkaas ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida.

War ay soo saartay dowlada ayaa muddo saddex Bilood ah loogu qabtay dadka Ajaanibta ah ee ku sugan dalkaas inay isku diiwaangeliyaan kuna qaataan Warqadaha oggolaanshaha shaqada.

Agaasimaha laanta Socdaalka dalka Koonfurta Suudaan John Akot ayaa sheegay in go’aankan uu billaabanayo maanta oo Isniin ah isla markaana saddex Bilood marka ay dhamaato qofkii aan is diiwaangelin lagu celin doono dalkiisa.

Waxaa uu John Akot sheegay in shan xarumood ay ka fureen dalka oo ay ka mid tahay Magaalada Jubba, si ay dadka isku diiwaangeliyaan una qaataan waraaqaha shaqada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip