Puntland oo War kasoo saaray Paul Anthony Fermosa oo lagu Toogtay Boosaaso

0
04 February, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo War kasoo saaray Paul Anthony Fermosa oo lagu Toogtay Boosaaso

    Maamulka Puntland ayaa ka hadlay weerar saaka lagu qaaday Maamulihii Sharikadda DPWorld ee Dekadda Magaalada Boosaaso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay weerar saaka lagu qaaday Maamulihii Sharikadda DPWorld ee Dekadda Magaalada Boosaaso.
Wasiirka Dekadaha Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay Geerida Madaxii DPWorld ee Dekadda Boosaaso,isaga oo intaas raaciyay in labo askari iyo qof Ajannabi ah oo kale ay ku dhaawacmeen weerarka.

Wasiirka Dekadaha Puntland Said Maxamed Raage,ayaa yiri "Waa sidaasi Agaasimihii Poul ayaa la weeraray oo weerarka ku dhintay, labo Askari waa dhaawacantay, nin Hindi ahna dhaawac fudud ayaa soogaaray, Ninkii weerarka geystay oo dhaawac ahna gacanta lagu haya” .

Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo,ayaa sheegay in weerarka uusan ka dhicin gudaha Dekadda ee uu ka dhacay meel u dhaxeysa Dekadda iyo Guriga Poul.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip