Gabar yar oo lagu gowracay xaafad ka tirssan degmada Deyniile

0
05 February, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar yar oo lagu gowracay xaafad ka tirssan degmada Deyniile

    Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya meydka gabar 2 sano jir ah a sheegay in uu gowracay nin weerar ku soo qaaday reerka gabadha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya meydka gabar 2 sano jir ah a sheegay in uu gowracay nin weerar ku soo qaaday reerka gabadha.
 
Dhacdadan, ayaa timid kadib markii nin watay toorey uu galay guriga  reerka, kadibna uu gowracay Idman Cabdullaahi oo dhalnayd laba bilood  oo kaliya, sida uu xaqiijiyay qof ka mid ah ehelka gabadha oo la  hadlay warbaahinta.

Ninka falka gaystay oo baxsaday ayaanan  la ogeyn in uu xanuunsanaa iyo in uu si ku talo gal ah u gowracay  gabadha yar ee saqiirka ah.

Xilliga falkaan uu sameynaayay waxaa guriga  joogtay Hooyo Asma Maxamed Cabdi oo la dagaashay ninka, balse awoodi  wayday in ay ka celiso, taasoo u suurtagalisay in uu gowraco


Hooyo Asmo ayaa miir daboolantay markii gabadheeda lagu hor gowracay, kadibna ninkii falka gaystay ayaa baxsaday oo illaa iminka aanan la hayn raadkiisa.

Ciidamada  amniga oo tagay guriga amuurtaan ka dhacday ayaa halkaasi ka soo qaaday maydka gabadha yar iyo hooyadii dhashay, waxayna geeyeen xarunta  dambi baarista ciidamada Booliska, halkaasi oo kiiska dhacdadan lagu  baarayo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip