Nin Caan Ka Ah Muqdisho Oo Lagu Badeli Rabo Sida La Sheegay Gudoomiye Yariisoow

0
12 February, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Caan Ka Ah Muqdisho Oo Lagu Badeli Rabo Sida La Sheegay Gudoomiye Yariisoow

    Sida Warqaad ay ku Heshay Xog Culus Waxaa socda Isbadel lagu sameenayo Hogaanka Maamulka Gobolka Banaadir taas oo dhowr mar fashil ku yimid in xilka qaadis iyo Xil magacaabis ay dhacdo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida Warqaad ay ku Heshay Xog Culus Waxaa socda Isbadel lagu sameenayo Hogaanka Maamulka Gobolka Banaadir taas oo dhowr mar fashil ku yimid in xilka qaadis iyo Xil magacaabis ay dhacdo.
 
Labo Nin Midkood ayaa laga yaabaa in xilka uu ka badelo C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) kuwaas oo aad loo hadal hayo.

Cabdi Jiinoow Calasoow Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Shabellaha Dhexe,ayaa laga yaabaa inuu Xilkaas Qabto,inkastoo la leeyahay waa uu diiday qabashada Hogaanka Gobolka Banaadir.

Sidoo Kale Axmed Xasan Cadoow (Daaci) Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wadajir oo ay isku heyb yihiin Eng,Yariisoow ayaa loo badinayaa in Xilka uu ku badelo.
 
R/wasaare Xasan Kheyre ayaa door bidaya in Shaqooyin kale loo weeciyo Eng,Yariisoow oo Laga qaado Maamulka Gobolka Banaadir.


Warar ayaa sheegaya in Yariisoow uu Lunsaday Dhaqaale badan oo loogu talo galay Hormarinta Maamulka Gobolka Banaadir sidaa awgeedna laga dadbayo Xeer ilaalinta iyo Hay’adaha Garsoorka si aysan ugu soo oogin xatooyo xoolo dadweyne.
 
Axmed Daaci ayaa ah Oday Nabadeed waayahaan taageero umuujiyey Dawlada Dhexe xilli uu aad u mucaaradayey Dawladii Madaxweyne Farmaajo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip