Shabaab oo Maalinba Dhowr Gaari Ka Qabsaneysa Dowlada

0
13 February, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo Maalinba Dhowr Gaari Ka Qabsaneysa Dowlada

    Shabaab ayaa soo bandhigtay gaari nooca dagaalka ah oo ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Militariga Dowladda Federalka Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabaab ayaa soo bandhigtay gaari nooca dagaalka ah oo ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Militariga Dowladda Federalka Somalia.

iska horimaad ka dhacay degaanka Jaziira ee duleedka Koonfureed ee Magaalada Muqdisho ayey sheegeen Al-shabaab inay kula wareegeen gaarigan.

Gaarigan ay Al-Shabaab soo bandhigeen oo ah nooca Soomaalidu u taqaano Cabdi bilaha ayaa ayaa waxaa ku xirnaa qoriga Dhashiikaha, sidoo kalena waxaa ku buufsanaa astaanta Ciidanka Xoogga dalka.

Taliska Militariga Somalia kama hadlin gaarigan ciidan ee Alshabaab ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Xoogga dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip