Ilhan Cumar oo Jawaab adag siisay Madaxweyne Donald Trump

0
14 February, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilhan Cumar oo Jawaab adag siisay Madaxweyne Donald Trump

    Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar kana tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa wajaheysa cambaareyn kaga imaaneysa Siyaasiyiin iyo sidoo kale Warbaahinta Yahuuda taageerta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar kana tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa wajaheysa cambaareyn kaga imaaneysa Siyaasiyiin iyo sidoo kale Warbaahinta Yahuuda taageerta.

Madaxweynaha dalka Mareykana Donald Trump ayaa Ilhan Cumar ugu baaqay in ay iska casisho Aqalka Congress-ka Mareykanka, waxa uuna ku eedeeyay in ay ku kacday ficil Yahuud naceyb ah.

Ilhan Cumar ayaa dhankeeda si adag uga jawaabtay hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Mareykanka, waxa ayna sheegtay Ilhan hadiiba qof isku casilayo naceyb in uu yahay qofkaasi Madaxweyne Trump.

Waxa ay sheegtay Ilhan Cumar in Madaxweynaha Mareykanka noloshiisa ay ka sameesan tahay naceyb, waxa ayna meesha ka saartay codsiga Trump ee ah in ay iska casisho xubinada Congress-ka .


Ilhan Cumar ayaa qoraal ay dhawaan ku qortay barta ay Twitterka ku leedahay kala kulantay cambaareyn xoogan  kadib markii lagu eedeeyay in ay neceb tahay Yahuuda oo awood badan ku leh dalka Mraeykanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip