Dhageyso:Gabar 14 jir ah oo si arxan daro ah loogu dilay Magaalada Muqdisho

0
18 February, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Gabar 14 jir ah oo si arxan daro ah loogu dilay Magaalada Muqdisho

    Wararka aan ka helayno degmada Kaaran ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in dil arxan daro loogu geestay gabar 14 jir ah oo magaceeda lagu sheegay Muno Canshuur Gaabow kadib markii uu tuug xalay saqdhexe gurigeeda oo ku yaala degmada Kaaran ugu soo ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka helayno degmada Kaaran ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in dil arxan daro loogu geestay gabar 14 jir ah oo magaceeda lagu sheegay Muno Canshuur Gaabow kadib markii uu tuug xalay saqdhexe gurigeeda oo ku yaala degmada Kaaran ugu soo galay kadibna ku gowracay sida aay Warbaahinta u sheegtay Xabiibo Siyaad oo eedo u aheyd gabadha.
Dilkaan ka dhacay degmada kaaran ee Gobalka Banaadir ayaa shacabka degan ku beertay argagax iyadoo cabsi xooggan soo foodsaartay dadka degan degmadaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip