Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil saakay Afgooye

0
18 February, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil saakay Afgooye

    Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay xaafad katirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha ciidanka dowlada gaar ahaan Asluubta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay xaafad katirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha ciidanka dowlada gaar ahaan Asluubta.

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in rag hubeesan oo kooxdooda katirsan saakay dileen sargaalkan katirsanaa ciidanka Asluubta, waxaana si nabad galyo ah u baxsaday ragii dilka sargaalkan fuliyay.

Ciidamo katirsan booliiska iyo Milatariga Soomaaliya ayaa soo gaaray goobta lagu dilay ninkan la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha ciidanka, waxa ayna ciidanka halkaasi ka sameeyeen howlgalo.

Al Shabaab ayaa kordhisay dilalka ay ka geesato degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxa ayna Degmada Afgooye u muuqataa mid uu sii xumaanayo amaankeeda kadib dilal kala duan oo mudooyinkii laoo dhaafay ka dhacayay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip