Shabaab oo Soo Bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun

0
05 March, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo Soo Bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun

    Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo

Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso xerada ka tagay iyadoo sideedii u dhisan iyadoo ay yaalaan qaar ka mid ah agabyadii ay isticmaali jireen.

Xoogaga Al-shabaab ayaa la wareegay xerada markii ay ka baxeen ciidamada Kenya oo halkaas fadhiyey sanado badan.

Hoos ka Daawo Sawirada Xerada

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip