Dagaal ay Diyaarado ka qeyb qaateen oo ka dhacay deegaan ka tirsan Gobalka Gedo

0
05 March, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal ay Diyaarado ka qeyb qaateen oo ka dhacay deegaan ka tirsan Gobalka Gedo

    Wararka saaka naga soo gaaraya deegaan ka tirsan G/Gedo oo lagu magacaabo Buusaar ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyey Al-shabaab iyo militeriga Soomaaliya ,iyadoona Dagaalkaas uu barbar socday Duqeyn diyaaradeed, sida ay sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka saaka naga soo gaaraya deegaan ka tirsan G/Gedo oo lagu magacaabo Buusaar ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyey Al-shabaab iyo militeriga Soomaaliya ,iyadoona Dagaalkaas uu barbar socday Duqeyn diyaaradeed, sida ay sheegay dadka deegaanka.

Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Fariisin ciidan oo degaankaasi ku yaallo,waxaana iska caabin ay kala kulmeen ciidamadii fariisiinkaas ku sugnaa.

Inta dagaalka uu socda ayaa la sheegayaa in duqeyn lala beegsaday xubnihi shabaabka ahaa ee weerarka ku qaatay Ciidamada halkaas ku sugnaa sida saraakiish ka tirsan militeriga ay inoo xaqiijiyeen.

Ilaa iyo hada si faah-faahsan loo hayo khasaaraha ka dhashay duqeynta iyo dagaalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip