Roobow oo Xog cusub kasoo Bandhigay Amniga Muqdisho oo sii xumaanaya

0
09 March, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobow oo Xog cusub kasoo Bandhigay Amniga Muqdisho oo sii xumaanaya

    Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya iney dayacday amniga guud ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya iney dayacday amniga guud ee magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Muqdisho ay Todobaad gudahiisa ka dhacaan qaraxyo waxyeello u geystay dadka shacabka ah.

Waxa uu tilmaamay in dowladda federaalka Soomaaliya iska indho tirtay wadada saxda ah ee wax looga qaban karo ammaanka Muqdisho.

Sidoo kale, Shariif Roobow ayaa sheegay in ay jirto isla-xisaabtan la’aan oo aanay madaxda dowladda la xisaabtameyn mas’uuliyiinta dhanka amniga ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip