Ra'isul Wasaare Scott Morriso oo ku baaqay in wax laga qabto Baraha bulshada

0
19 March, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isul Wasaare Scott Morriso oo ku baaqay in wax laga qabto Baraha bulshada

    Baraha bulshada ayaa noqday kuwa xiligan saameyn badan ku yeeshay nolosha bulshada Caalamka , waxaana barahan oo ay ugu caansan yihiin Facebook, Twitter iyo Youtube lasoo dhigaa Muuqaalo mararka qaar araggax iyo dhibaayooyin kalaba abuura.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baraha bulshada ayaa noqday kuwa xiligan saameyn badan ku yeeshay nolosha bulshada Caalamka , waxaana barahan oo ay ugu caansan yihiin Facebook, Twitter iyo Youtube lasoo dhigaa Muuqaalo mararka qaar araggax iyo dhibaayooyin kalaba abuura.

Muuqaal dhawaan si toos ah barta Facebooka looga daawanayay ayaa caro badan abuuray, waxaana muuqaalkan bartiisa toos uga soo deenayay ninkii cunsuriga ahaa ee dadka badan ku laayay Masjidyo kuyaala dalka New Zealand.

Ra’isul Wasaaraha Dalka Australia Scott Morriso ayaa ku baaqay in si wadajir ah wax looga qabto baraha bulshada uu sheegay in ay abuurayaan naceyb iyo dhibaatooyin kale, waxa uuna hadalkiisa daba socday muuqaalkii laga baahiyay weerarkii New Zealand.

Waxa uu codsay Ra’isul Wasaaraha Dalka Australia waxyaabaha diirada lagu saari doono shirka G20 in lagu soo daro sidii wax looga qaban lahaa baraha bulshada ay dadku kuwada xariiraan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip