Erdogan oo dalbaday in la dilo Brenton Tarrant

0
20 March, 2019 in Maqaallo by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 1039
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Erdogan oo dalbaday in la dilo Brenton Tarrant

    Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erodgan ayaa dalbaday In New Zealand ay dib usoo celiso xukunnada dilka ee dalkaas, islamarkaana ay ku qaado Brenton Tarrant ah ninkii 50 qof ee muslimiinta ah ku dilay masaajiddo ku yaalla magaalada Christchurch.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erodgan ayaa dalbaday In New Zealand ay dib usoo celiso xukunnada dilka ee dalkaas, islamarkaana ay ku qaado Brenton Tarrant ah ninkii 50 qof ee muslimiinta ah ku dilay masaajiddo ku yaalla magaalada Christchurch.

Waxaad si xun u dishay 50 ka mid ah walaalaheen. Waad mari doontaa ciqaabteeda, haddii aysan New Zealand ku marsiin” ayuu yiri Erdogan oo taageerayaashiisa la hadlayey ka hor doorashooyinka dowladaha hoose ee dalkaas.

"Baarlamanka New Zealand waxaa looga baahan yahay inuu qaado tallaabooyinka lagama maarmaanka ah” ayuu kiri Erdogan

Toogashadii ka dhacday dalka New Zealand ayaa noqotay qeyb ka mid ah ololaha doorasho ee madaxweyne Erdogan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip