Duqii Hore Muqdisho Madaale Oo Dhulka Ku Jiiday Kheyre & Farmaajo,Saraakiisha La Magacaabayna Waa….

0
24 March, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqii Hore Muqdisho Madaale Oo Dhulka Ku Jiiday Kheyre & Farmaajo,Saraakiisha La Magacaabayna Waa….

    Waxaa Dawlada Soomaaliya ay Isbadel ku sameysay Xalay Taliskii Boolisyada Ee Gobolka Banaadir ayaa hadana waxaa soo baxaya dhaliil iyo bogaadin isku jirta oo lasoo gudbinayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Dawlada Soomaaliya ay Isbadel ku sameysay Xalay Taliskii Boolisyada Ee Gobolka Banaadir ayaa hadana waxaa soo baxaya dhaliil iyo bogaadin isku jirta oo lasoo gudbinayo.

Saacado kadib ayey aheyd xilka qaadista la sameeyey Ee Saraakiisha Booliska Saldhigyadooda la magacaabay qaar kalena waa la isku badelay oo xilalka loo kala weeceyey.

Gudoomiyihii Hore Ee maamulka Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inaysan waxba soo kordhin doonin xilalka loo magacaabay Saraakiisha Ciidanka Dawlada Soomaaliya Ee Booliska Degmooyinka.

Mr Madaale waxa uu sheegay in Madaxda Dawlada looga fadhiyey waxqabad dhab ah,kuwaas oo laga sugayey inay la yimaadaan shaqo hufnaan ah,islamarkaana Saraakiisha La magacaabay aysan waxba soo kordhin doonin.


Duqii Hore Ee Muqdisho Madaale ayaa sheegay in uu alle uga baryey fududeynta shaqada adag ee loo igmaday,balse aysan fududeyn howshaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip