Shabaab oo Soo Dhaweeyeen Amar Kasoo Baxey Wasiirka Amniga

0
24 March, 2019 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shabaab oo Soo Dhaweeyeen Amar Kasoo Baxey Wasiirka Amniga

    Wararka ainu ka heleyno Buula Fulaay ayaa sheegaya in saraakiisha amniyaadka oo la arkayey in ay aad ugh riyaaqsanaayeen amarkaan kasoo baxay wasiirka amniga KGS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ainu ka heleyno Buula Fulaay ayaa sheegaya in saraakiisha amniyaadka oo la arkayey in ay aad ugh riyaaqsanaayeen amarkaan kasoo baxay wasiirka amniga KGS. Amarkaan oo ah in Baabuurta Aan kudhex socon karin Baydhabo ayagoo maraayadahooda yihein Bensal ama ay sacaran tahay bacda madow ee dadka ka qarisa gudaha gaariga qofka ku dhexjiro.

Wasiirka ayaa wax la sheegey in ciidanka Ethiopianka Baydhabo joogaan oo siiyey laaluush isla mariana uu ku amrey in baabuurta haydaha iyo kuwa xildhibaanada iyo wasiirada aan gudaha usoo gali karin Garoonka Baydabo  taasoo keentay in madax badan ay aad ugh caroodaan arinkaasi, laakiin shabaab ayaa aad ugu farxeen waxayna u sahlanaan doonta in siyaasiga ay rabaan dhaqsi ay beegsadaan hadii baabuurta miraauadaha laga wada fiiqo bacda madow 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip