AKHRISO: Magacyadda Taliyeyaasha Cusub ee la Magacaabay

0
30 March, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Magacyadda Taliyeyaasha Cusub ee la Magacaabay

    Waxaa maanta isbaddel lagu sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta isbaddel lagu sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.



Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed oo ahaa u qeybsanihii Milateriga ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga, ayaa loo magacaabay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga dalka.

Abaanduulihii hore ee CXD General Odowaa Raage, ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta, halka General Cabdirashiid Cabdullaahi Shire loo magacaabay Abaanduulaha Ciidanka lugta.

Sidoo kale AdmiralĀ  Cabaas Amiin Cali ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Badda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip