Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo fah faahiyay kulan ay ku yeesheen Muqdisho

0
02 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo fah faahiyay kulan ay ku yeesheen Muqdisho

    Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlay Ajandaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlay Ajandaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.


Kulankaan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo ku xigeenkiisa 1aad Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey.

Xoghayaha Golaha Shacabka ayaa markii uu soo dhamaaday kulanka Guddiga Joogtada ah waxa uu warbaahinta u sheegay in lagu go’aamiyay Ajandayaasha Baarlamaanka iyo Sharciyada la horgayn doono fadhiyada Golaha Shacabka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip