Xildhibaan Yuusuf Xuseen oo sheegay inuu dacwad ka gudbinayo Wasiir Goodax

0
07 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Yuusuf Xuseen oo sheegay inuu dacwad ka gudbinayo Wasiir Goodax

    Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana shalay wasiirka waxbarashada uu ku tilmaamay inuu wakiil u yahay Al-Shabaab ayaa waxaa uu sheegay In Xildhibaano badan ay kulan ka yeesh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana shalay wasiirka waxbarashada uu ku tilmaamay inuu wakiil u yahay Al-Shabaab ayaa waxaa uu sheegay In Xildhibaano badan ay kulan ka yeesheen arintaasi, islamarkaana ay la xisaabtami doonaan Wasiirka.



Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in Dacwad ay ka gudbin doonaan Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, isagoona Sheegay in dacwada ay u gudbi doonaan Gudigga Anshaxa ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu tilmaamay in wasiirka waxbarashada Soomaaliya sidan oo kale uu eed u jeediyay xildhibano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip