Shir u dhexeeya Guddiyada Dastuurka Soomaaliya oo maanta ka furmaya Kismaayo

0
07 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir u dhexeeya Guddiyada Dastuurka Soomaaliya oo maanta ka furmaya Kismaayo

    Shir u dhexeeya Hay'adaha Dastuurka ee Heer Federaal iyo kuwa maamul Goboleedyada ka jira dalka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir u dhexeeya Hay'adaha Dastuurka ee Heer Federaal iyo kuwa maamul Goboleedyada ka jira dalka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Kismaayo.


Shirka ayaa waxaa uu socon doonaa sida qorshuhu yahay saddex maalmood, iyadoona lagu soo bandhigi doono inta uu socdo kulankaasi Cutubyada 1aad ilaa 9aad oo ay Dib u eegista ku soo sameeyeen  guddiyada Dastuurka dalka.

Kulankan ayaa waxaa uu hordhac u yahay kulamo la tashiyo ah oo ka dhici doona dhamaan Deegaanada ay maamulaan madaxda dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Shalay ayay aheyd markii magaalada Kismaayo ay gaareen wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka iyo gudoomiyaha dib u eegista Dastuurka labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya iyo wafdi ay hogaaminayeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip