Ra'isul Wasaare Kheyre oo goordhaw magacaabay Sadex Wasiir

0
07 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'isul Wasaare Kheyre oo goordhaw magacaabay Sadex Wasiir

    Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw magacaabay sadex Wasiir cusub oo kamid noqonaya golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan la magacaabay booskooda ahaa kuwa banaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw magacaabay sadex Wasiir cusub oo kamid noqonaya golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan la magacaabay booskooda ahaa kuwa banaan.


Wasiirada Ra’isul Wasaare Kheyre magacaabay ayaa kala ah Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Sadiiq Warfaa & Xildhibaanad Fowsiya Maxamed Sheekh loo Magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

Wasiirka cusub ee loo magacaabay Dastuurka Saalax Axmed ayaa horey u ahaa Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada, waxaana wasaaradan hayay oo dhawaan ka geeriyooday Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

Magacaabista Wasiiradan ayaa kusoo aadeysa xili Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya uu kusii jeedo magaalada Washigton ee caasimada dalka Mareykanka, waxa uuna dalkaasi kaga qeyb galayaa shirar isagoo sidoo kale kula kulmaya Madax kala duwan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip