Akhriso:-Qodobada looga hadli doono Kulanka Maanta ee Aqalka Sare

0
10 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Qodobada looga hadli doono Kulanka Maanta ee Aqalka Sare

    Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah inay yeeshaan Kulankoodii caadiga ahaa kaas oo ah kulanka 1aad kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah inay yeeshaan Kulankoodii caadiga ahaa kaas oo ah kulanka 1aad kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare.


Kulanka ayaa waxaa shir guddoomin doona guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, iyada oo Magalada Dooxa ee dalka Qatar uu ku maqan yahay Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo qaar ka mid ah xildhibaanada Aqalka Sare.

Ajendayaasha muhiimka ah ee Aqalka Sare horyaalla oo ay ka doodi doonaan ayaa waxaa ka mid ah Sharciga xaqsiinta Ciidamada iyo hindise Sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa horay u meel mariyeen hindise sharciyeedyo ay horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip