Sarkaal ka badbaaday qarax loogu xiray Gaarigiisa

0
10 April, 2019 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal ka badbaaday qarax loogu xiray Gaarigiisa

    Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay agagarka Isgoyska Shaqaalaha ee Wadada Maka-Almukarama ee Magalada Muqdisho,.waxana uu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay agagarka Isgoyska Shaqaalaha ee Wadada Maka-Almukarama ee Magalada Muqdisho,.waxana uu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in gaariga qaraxa lagu dhejiyey uu qarxay xilli uu yaallay wadada dhinaceeda,hayeeshee aysan wax khasaaro ah uusan geysan,waxaana la sheegay in uu lahaa sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Sarkaalka ayaa la sheegay in gaariga inta uusan qarxin uu ka degay,waxaana goobta gaaray ciidamo boolis ah kuwaas oo mudo saacadeaho ah hakad geliyey isku-socodka dadka iyo gaadiidka wallow markii ambe ay dib u fureen.

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxaa kusoo badanayay qaraxyada loo adeegsadao miinada nooca gawaarida lagu dhejiyo,kuwaas oo lala bartilmaameedsado Saraakiisha Ciidamada iyo mas’uuliyiinta Dowladda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip