Ninkii xaaskiisa lagu dilay Garowe oo ka hadlay falkii marwadiisa loo geeystay

0
13 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninkii xaaskiisa lagu dilay Garowe oo ka hadlay falkii marwadiisa loo geeystay

    Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland Arbacadii nadhaaftay waxaa kufsi iyo dil loogu geystay gabar xaamilo ah oo lagu magacaabi jiray Hodan Axmed Maxamed oo aheyd hooyo heysata labo caruur ah kana mid aheyd dadka magaaladaasi kunool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland Arbacadii nadhaaftay waxaa kufsi iyo dil loogu geystay gabar xaamilo ah oo lagu magacaabi jiray Hodan Axmed Maxamed oo aheyd hooyo heysata labo caruur ah kana mid aheyd dadka magaaladaasi kunool.


Cabdi Maxamed Faarax oo ah seygii marxuumad Hodan oo labo habeen kahor Garoowe lagu kufsaday kadibna ladilay, waxa uu dalbaday in cadaalada lahor keeno ragii falkaas geystay.

Cabdi oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu magaalada ka maqnaa markii falkaasi dhacayay ayna dariskiisu kusoo war geliyeen in xaaskiisii la dilay.

Mudooyin kii danbe waxaa dalka kusoo badanayay falalka foosha xun ee iskugu jira dilka iyo kufsiga haba ugu badnaadaane deegaanada maamulka Puntland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip