Akhriso:-Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

0
13 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

    Waxaa Goordhow si rasmi ah Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho uga furmay kulanka 4-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Goordhow si rasmi ah Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho uga furmay kulanka 4-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.


Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Sidoo kale 144 Mudane ayaa kulanka soo xaadiray,waxaana Ajendaha uu yahay ka Doodista amniga dalka.

Kulankan ayaa waxaa inta uu socdo lagu dhaalin doonaa Xildhibaabo kusoo biiray Golaha Shacabka.

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha Kulanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip