Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaallamaya Muqdisho

0
13 April, 2019 in Wararka by
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaallamaya Muqdisho

    Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaallamayaan Ciidamo tirsan booliska iyo Milatariga Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaallamayaan Ciidamo tirsan booliska iyo Milatariga Soomaaliya.


Iska horimaadka ayaa ka socda Isgoyska Baar ayaan ee Magaalada Muqdisho.

Ciidanka Milatariga ayaa la sheegay in ay doonayaan in ay ka gudbaan Koontorool halkaasi ku yaalla , laakiin waxaa uu diiday Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya,taasoo dhalisay in labadda dhinac ay dagaallamaan.

Dadka degaanka ayaa  xaqiijiyay in uu jiro Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Iska horimaadkaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip