Xildhibaan Ibbi "Bajaajleyda aan u doodeyno waa Bambo tuur"

0
13 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ibbi "Bajaajleyda aan u doodeyno waa Bambo tuur"

    Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibi) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta ka hadlay banaanbixii Maanta ka dhacay Muqdisho,kadib markii uu khudbad ka jeediyay kulankii Golaha Shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibi) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta ka hadlay banaanbixii Maanta ka dhacay Muqdisho,kadib markii uu khudbad ka jeediyay kulankii Golaha Shacabka.

Waxa uu sheegay Xildhibaan Ibi in Darawal Mooto Bajaaj iyo Wiil dhalinyaro ah la dilay saakay,isla markaana waxa tilmaamay in qaar kamid ah Mooto Bajaajta laga tuuro Bambooyin,kuwaasi oo waxyeelo gaar siiya mararka qaar Ciidanka dowladda.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji ayaa inta uu waday ka hadalka arrimaha la xiriira Mooto Bajaajta ayaa waxaa ku buuqay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka.

”Bajaajleyda aan u doodeyno Waa Bambo tuur oo waxaa la hayaa Sadax Bajaaj oo Askarta Bomb ku tuuray”ayuu yiri pro Ibi.

Hadalkaan ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibi) waxa uu ka sheegay Kulankii Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeeshee Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip