Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo Ruux shacab ah ku dilay Muqdisho

0
16 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo Ruux shacab ah ku dilay Muqdisho

    Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dilay Nin la sheegay in uu ahaa shacab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dilay Nin la sheegay in uu ahaa shacab.

Dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay in dilkan uu yimid kadib markii ay wada murmeen Askariga iyo Ninkii shacabka ahaa ee la dilay.

Sidoo kale waxa la sheegay in Ninka la dilay markii uu Askariga uu ula soo baxay Toorey uu watay isagoona la damcay in uu ku dhifto,hayeeshee uu rasaas qeybaha sare ee Jirkiisa uga dhuftay,isla markaana goobta uu ku geeriyooday.

Wararka qaar ayaa tilmaamaya in Ninkaas uu xanuunsanaa oo Maskax ahaan Bad qabin,isla markaana waxaa Meydkiisa goobta ka qaaday dad shacab ah oo halkaasi ka agdhawaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip