Guusha hordhaca ah ee Banaanbaxa Maanta (Faalo)

0
18 April, 2019 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guusha hordhaca ah ee Banaanbaxa Maanta (Faalo)

    Qabanqaabiyaasha mudaaharaadka/Banaanbaxa muqdisho ee 18/ 4/ 2019 weey guuleeysteen iyagoon lagaarin waqtigiisii. Hadafka mudaaharaad kastoo nabadeed waa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabanqaabiyaasha mudaaharaadka/Banaanbaxa muqdisho ee 18/ 4/ 2019 weey guuleeysteen iyagoon lagaarin waqtigiisii. Hadafka mudaaharaad kastoo nabadeed waa


1  in dareenka shacabka lagaarsiiyo madaxda sare, taana si dhab ah baa muqdisho looga dareemay, Farmaajo habeenadii la soo dhaafay wuxuu ku xiiqay la kulanka qabiilada isaga oo ka codsanayo in la joojiyo mudaaharaadka, Booliskii baa jidka laga qaaday, qandaraasleeydii  culimada, siyaasiyiinta iyo mutacalimiin isku sheegii baa hurdada laga kiciyay. Dowladii cabsi xad dhaaf ah baa ka muuqato. Guuxa dadweeynaha waa gaaray bartii lala rabay.

2. Waxuu keenay mudaaharaadka dhiiranaan siyaasadeed, dadkii muqdisho cabsan jiray baa jidadka la taagan Farmaajo ha dhaco. Gurigii cabsida uu Farmaajo labo sano dhisaayay baa dhulka lala simay, shacabka baa xuriyadoodii la soo noqday. Arintaan waa guul soo hooyatay intuu mudaaharaadka dhicin ayaana ay dhamaan guulahaas la gaaray. Farmaajo siyaasiyiinta  haduu ceeyrsanjiray maanta waxaa hor taagan guuxa kumanaan arday, haween , dhalinyaro iyo odayaal leh oo ku qeeylinayo farmaajo down…

Waad guuleeysateen ee horeey u socda

W/Q Axmad Tiir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip